Falanqeyn: Booqashada Guterres indhaha caalamka ma kusoo jeedin doontaa Soomaaliya?

UN Secretary General in Somalia

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa waxa uu booqsho ku joogaa Soomaaliya, xilli dadka Soomaaliyeed ay wajahayaan mashaakil ka dashay arrimaha deegaanka iyo colaado ka jira deegaanno badan.

Sannadihii lasoo dhaafay waxaa abaaro ka jira Soomaaliya ku barakacay malaayiin qof, iyada oo Qaramada Midoobe ay sheegtay kala bar shacabka Soomaaliyeed ay u baahanyihiin gar-gaar.

Haddaba, booqashada Antonio Guterres indhaha caalamka ma kusoo jeedin doontaa Soomaaliya? waxaa warbixin arrintaasi ku saabsan kasoo diray Muqdisho Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn, booqadhada xoghayaha guud ee QM .mp3