Faaqidaadda: Wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan Wajiga labaad ee dagaalka ay dowladdu ku qaadeyso meelaha ay weli ku harsan yihiin maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Barnaamijka waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab