Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay, Soonka iyo waxtarka uu u leeyahay Caafimaadka Maskaxda.
Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Waxtarka uu Soonka u leeyahay Caafimaadka Maskaxda