Barnaamijka Madasha Haweenka waa mid cusub oo ay soo kordhisay VOA. Waxaan kaga hadlaynaa waxqabadka, caqabadaha iyo guulaha haweenka. Toddobaadkan waxa uu ku saabsan halista caafimaad ee dawooyinka la isku caddeeyo.
Waxaa toddobaadkan soo jeedinaysa Faadumo Yaasiin Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Madasha Haweenka: Halista caafimaad ee dawooyinka la isku caddeeyo