Galka Baarista: Heshiis laga gaaray maal-gelinta xarumaha dhaqancelinta Al-Shabaab

Galka Baarista

Barnaamijkii Galka Baarista, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiisa laga gaaray maal-gelinta xarumaha dhaqancelinta maleeshiyada kasoo goosta kooxda Al-Shabaab.

VOA ayaa horey u sheegtay in hay’adda IOM ay ku wargelisay mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya in dhaqaalihii lagu wadayey xarumahan uu istaagayo haddii aan dawladda Soomaaliya iyo deeq-bixiyayaashu heshiis ka gaarin mustaqbalka hawlaha barnaamijka dhaqancelinta.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Heshiis laga gaaray maal-gelinta xarumaha dhaqancelinta Al-Shabaab