Laascaanood —
Iska horimaad kale ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood, waxaana dagaalkan ka bilowday dhinacyada Galbeed iyo Bariga ee magaalada.
Wariyaha VOA-da Cabdikariim Olol ayaa warbixintan kasoo diray Laascaanood.
Your browser doesn’t support HTML5
Dagaal mar kale ka dhacay Laascaanood.m4a