Somaliland: Yaan la siyaasadeyn gargaarka Laascaanood

Laascaanood

Somaliland ayaa ka digtay in la siyaasadeeyo gargaarka bini’aadannimo ee la gaarsiinayo dadkii ka barakacay magaalada Laascaanood. Guddoomiyaha Hay,adda udiyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa xusay in ay Somaliland ka go,antahay in gurmad loo fidiyo qoysaskii ka qaxay Laascaanood.

Guddoomiyaha ayaa Hargeysa ugu warramay Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Guddoomiye Faysal Sheekh