Bandhigga VOA: Ramadaanka iyo sicir-bararka maciishadda

Suuqa qudaarta

Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay: Bilabashada bisha barakeysan ee Ramadaan iyo sicir-bararka qiimaha maciishada iyo nolosha.

Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa barnaamijka.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Ramadaanka iyo sicir-bararka maciishadda