Deegaano ku dhow magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa ku sugan dad kasoo barackay dagaallada toddobaadyada gobolka ku dhex marayay ciidamada Somaliland iyo kuwa Laascaanood.
Qaar ka mid ah dadkan oo u qaxay deegaanka Bali Cad ee degmada Buuhoodle ayaa sheegay inay soo wajahday cuno yari.
Wariyaha VOA-da Cabdikariim Olol ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Laascaanood.
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah dadkii ka barakacay Laascaanood oo dhibaateysan