Baydhaba —
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta Magaalada Baydhabo dil toogasho ku fulisay labo Askari oo hore loogu helay fal-dambiyeedyo dil ah.
Faahfaahinta warkan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Toogashada baydhaba.m4a