Warbixin: Fannaanaddii Soomaaliyeed, Aamina Cabdillahi, oo ku geeriyootay Boorame

Aamina Cabdillaahi

Allaha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ku geeriyootay Fannaanaddii Aamina Cabdillaahi Xirsi.

Aamina Cabdillaahi ayaa ka mid aheyd hablihii Soomaaliyeed ee fanka ku biiray bartamihii 1960-yadii, iyadoo ahayd heesaa iyo majaajilayste labadaba.

Wariyaha VOA, Haashim Sheekh Cumar ayaa warbixintan ka soo diray Boorame.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ka hadleysa taariikhda Aamina Cabdillaahi