Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka ayaa maanta Golaha Shacabka ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya horgeysay xubnaha guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka.
Dhinaca kale, Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindisaha la dagaalanka argagixisada ee uu dhawaan aqalka hoose meel mariyay.
Wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow ayaa warnbixintan Muqdisho ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan howlaha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya