Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu ku saabsan yahay sababta keenta in mar kasta doorashooyinka Somaliland ay dib u dhacaan iyo muddo kordhinta hay'adaha dowladda. Waxaa sii jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Ileyska VOA: Maxaa mar kasta sababa dib u dhacyada doorashooyinka Somaliland?