Bandhigga VOA: Hakad ku yimid duulaankii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee meelaha qaar

Ciidamada dowladda

Ciidamada dowladda

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay hakad ku yimid meelaha qaar duulaankii ay dowladda ku heysay maleeshiyada ururka Al-Shabaab iyo saameynta uu ku yeelan karo dhulkii horey looga xoreeyay.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Hakad ku yimid duulaankii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee meelaha qaar