Golaha Shacabka oo anxisiyey sharciga diiwaangelinta aqoonsiga dadweynaha

xildhibaanada baarlamanka

Aqalka Hoose ee baarlamanka ayaa maanta ansixiyey sharciga diiwaan-gelinta aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed kadib doodo iyo marxalado kala duwan, oo uu soo maray.

Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Shacabka oo anxisiyey sharciga diiwaangelinta aqoonsiga dadweynaha