Galka Baarista: Halista Daacish ee Soomaaliya kadib dilkii Bilaal Al-Sudani

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay inta ay la egtahay halista kooxda Daacish ee Soomaaliya kadib markii dilkii Bilal al-Sudani, oo ahaa hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda uu dareenka caalamka kusoo jeediyey Soomaaliya.

Bilal al-Sudani ayaa dhammaadkii bishii Janaayo waxaa gobolka Bari ku dilay ciidamada Mareykanka. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Halista Daacish ee Soomaaliya kadib dilkii Bilaal Al-Sudani