Magaalada Muqdisho waxaa maanta buuq iyo cabasho ay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya oo u kulansanaa xeer horyaalay oo la xiriiray kalluumeysiga Soomaaliya.
Buuqa ayaa ka dhashay xildhibaano ka cabanayay baaritaanno ay sheegeen in hey’adaha amnigu ay ku sameeyaan iyo qatar amni oo la sheegay in baarlamaanku uu wajahayo.
Wariyaha VOAda Cabdi Casiis Barrow ayaa warnbixintan Muqdisho ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Buuq hareeyey kulankii Baarlamanka Soomaaliya