Bandhigga VOA: Doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland

Doorashada Puntland

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay hanaanka diiwaangalinta cod bixiyeyaasha iyo doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland laga hirgaliyo iyo caqabadaha hortaagan.

Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland