Wicitaanka Dhageystaha: Saameynta caafimaad ee musiibooyiinka dabiiciga ah ku soo noq-noqda Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha toddobaadkan waxaan ku eegeynaa musiibooyinka dabiiciga ah ee kusoo noq-noqda Soomaaliya iyo saameynta caafimaad ee ka dhalatay, waxaana marti ku ah Dr. Cawaale Cabdullahi oo ah xoghayaha guud ee ururka Dhaqaatiirta Qalliinka.

Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wicitaanka Dhageystaha.mp3