Ganacsatada ku sugan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa VOA u sheegay in ay soo wajahday cabsi xoogan oo sheegeen in ay saameyn ku yeelatay howlohoodii ganacsi. Ganacasatada ayaa sheegay in dagaallada ka dhacay magaalada ay saameynta ugu adag ku yeesheen howl maalmeedkoodii, sida uu warkan ku eegayo Cabdikariim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5
Waa sidee xaaladda ganacsatada Laascaanood?