Dahabshiil oo 2 milyan oo Lira ugu deeqday dadkii dhibaatadu kasoo gaartay dhul-gariirkii Turkiga

Maamullaha Shirkadda Dahabshiil, Cabdirashiid Dahabshiil

Iyadoo ay sii kordhayso dhibaatada ka dhalatay dhul-gariirkii dhawaan ku dhuftay Dalka Turkiga ayay Shirkada Dahabshiil waxay xalay sheegtay inay dadka dhibaatadu ka soo gaadhay dhulgariirkasi ay ugu deeqday lacag dhan laba milyan oo lacagta Turkiga ah.

Hadaba Khadar Cakule ayaa ka wareystay arintan maamulaha guud ee Dahabshiil Cabdirashiid Dahabshiil.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Maamulaha Guud ee shirkadda Dahabshil.