Kulanka baarlamaanka dawlad deegaanka oo lagu ansixiyey ajandayaal kala duwan

Jaamacadda Jigjiga

Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay kalfadhigii afraad ee golaha baarlamaanka dawlad deegaanka Soomaalida, iyada oo kulankan lagu ansixiyey ajandayaal kala duwan. Baarlamaanka ayaa la filayaa inuu maanta su'aalo weydiiyo madaxweynaha dawlad deegaanka Mustafe Maxamuud Cumar.

Haddaba warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida