Faaqidaadda Toddobaadka: Dagaalka Laascaanood

Laascaanood

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka iyo sida xal loogu heli karo.

Waxaa soo jeedinaya Cabdcasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka: Dagaalka Laascaanood