Bandhigga VOA: Maxay ka dhigan tahay xukuumadda xagjirka ah ee ay yeelatay Israel?

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Israel oo markii ugu horreysay yeelatay xukuumad xagjir oo midigta-fog ah iyo wax ay ka dhigan tahay arrintaas.

Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Maxay ka dhigan tahay xukuumadda xagjirka ah ee ay yeelatay Israel?