Ileyska VOA: Wax ka ogow barnaamijka cusub ee Mareykanka uu qaxootiga ku qaadayo

Refugee Resettlement

Dowladda Maraykanka ayaa dhowaan soo bandhigtay barnaamij cusub oo ay ugu magac dartay Welcome Corps, kaasi oo muwaadiniinta Mareykanka u ogolaanaya inay damaanad qaadaan qaxootiga imaanaya dalka Maraykanka.

Haddaba Barnaamijka Ileyska VOA ayaa faah-faahin dheer ka bixinaya waxa uu yahay barnaamijka. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Muxuu yahay barnaamijka Welcome Corps ee ay billowday dowladda Mareykanka?