Faaqidaadda: Doorka dalalka deriska ee dagaalka Al-Shabaab

Xasan Sheekh, Abiy, Geelle Ruto

Xasan Sheekh, Abiy, Geelle Ruto

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay kaalinta dalalka deriska ay ka qaadan karaan dagaalka ay dowladda federaalka kula jirto kooxda Al-Shabaab, xilli dhowaan Muqdisho lagu qabtay shir madaxeed arrintaas ku saabsan oo ay ka qeyb-galeen hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya.

Waxaa soo jeedineysa Saynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Doorka dalalka deriska ee dagaalka Al-Shabaab