Galka Baarista: Soomaaliya diyaar ma u tahay in ciidamada ATMIS ay dalka ka baxaan?

Galka Baarista

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haddii ciidamada Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay la wareegaan amniga Soomaaliya, islamarkaana ay dalka ka baxaan ciidamada Midowga Afrika ATMIS. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horey u sheegay inay ciidamada ATMIS dalka ka bixi doonaan ugu dambeyn December 2024-ka.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Soomaaliya diyaar ma u tahay in ciidamada ATMIS ay dalka ka baxaan?