Wasiirka Difaaca Jabuuti oo booqasho ku yimid Muqdisho

Wasiirada difaaca Soomaaliy iyo Jabuuti

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wasiirka gaashaandhigga ee Jabuuti Xasan Cumar Maxamed, oo ka mid ah wufuud ka imaneysa dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomnaaliya.

Warbixintan waxaa booashada ka diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Difaaca Jabuuti oo booqasho ku yimid Muqdisho