Wicitaanka Dhageystaha: Falanqeyn ku saabsan go'aankii culimada Soomaaliyeed

Wasiir xigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

Magaalada Muqdisho waxaa toddobaadkan lagu soo gabagabeeyay shirweynihii culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay kasoo baxeen qodobbo dhowr ah.

Hadda go'aanka kasoo baxay shirkaad muxuu kusoo kordhin karaa dagaalka dhinaca fikirka ah oo ay dowladda Soomaaliya ku qaadday Al-shabaab?

Waxaa barnaamijka marti ku ah wasiir ku xigeen wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Saalax Shariif Sayidcali, waxaana barnaamijka soo saaray soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha.mp3