Xaaladda nololeed ee barakacayaasha gobollada Jubaland oo laga deyriyay

Dadka ay abaaruhu barakiciyeen ee xoolahoodii ay uga le’deen abaarta ku dhufatay qeyba ka mid ah koonfurta Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland waxa uu u sameeyey dib u dejin. Wararka ka imanaya goobaha dadkan la dejiyay ayaa sheegaya in qaar ka mid ah caruurta ku nool goobahan uu ku dhacay cudurro aan wali la aqqoonsan.

Maamulka Gobolka Jubada Hoose ayaa ka hadlay xaaladdan caafimaad, iyo waxa uga qorsheysan in ay ka qabtaan.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta oo dhameystiran