Heerka qiimaynta ee hawada Soomaaliya oo sare loogu qaaday darajada koowaad

Xafiiska laga maamulo hawada Soomaaliya

Waxaa caawa is-beddelaya heerka hawada Soomaaliya oo kor ugu soo kacay heerka “A”. Tallaabadan ayay soo dhoweysay dawladda Soomaaliya waxayna sheegtay inay kor u qaadayso maamulka hawada saree e Soomaaliya iyo dakhiga intaba.

Haaruun Macruuf ayaa tallaabadan ka waraystay Agaaismaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysiga: Agaasimaha Duulista Rayidka ah