Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha soo wajaha ganacsiga dumarka Soomaaliyeed. Waxaa marti ku ah Caasha Caagane oo ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed. Waxaa soo jeedineysa Maryan Maxamuud Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Haweenka iyo Qoyska: Caqabadaha soo wajaha ganacsiga dumarka Soomaaliyeed