Ciidanka Jubaland oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
Ciidanka Jubaland
Kismaayo —
Ciidanka Jubaland oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maalmahan waxa ay howlgallo ka wadeen deegaannada galbeedka Kismaayo iyagoo la wareegay deegaanno ay horey uga talin jireen maleeshiyada Al-Shabaab.