Dab xooggan ayaa xalay abbaaro saq dhexe ka kacay suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Maamulka gobolka Banaadir iyo taliska ciidamada, oo garab ka helaya ganacsatada iyo dadweynaha ayaa isku howlay daminta dabka. Haddaba Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa waxa dhaliyay dabkan, iyo khasaaraha uu gaystayba ka wareystay Guddoomiyaha Guddiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Xassan Cabdi Axmed (Xoogsade).
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha