Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa shirka dib u heshiisiinta maamulka Koofur Galbeed, waxaana marti ku ah guddoomiye ku xigeenka shirka Baydhabo Prof. Ibrahim Sheekh Cabdiwaaxid.
Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Wicitaanka Dhagestaha.mp3
Guddoomiye ku xigeenka shirka Baydhabo Prof. Ibrahim Sheekh Cabdiwaaxid