Iyadoo wax ka yar toddobaad ay ka hadhsan tahay maalinta ay xidhmayso diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ayuu Guddoomiyaha Guddiga dooraashoyinka Muuse Xassan Yuusuf faahfaahin ka bixiyey diiwan-galinta ka socota Somaliland.
Warbixintan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Diiwaangelinta Doorashada Somaliland. mp3