Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Hindise Sharciyeedka Cunaqabateynta Dhaqaale ee Cayiman ee dhawaan la horgeeyay baarlamanka Soomaaliya, kaasi oo muran badan dhaliyey ayada oo dood laga keenay hab loo ansixiyey.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeediuneysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Sharciga cunaqabateynta cayiman ma wuxuu beegsanayaa Al-Shabaab mise shirkadaha?