Maamulka Gobolka Banadir ayaa sheegay in hey’adaha amniga Dowladda Soomaaliya ay dhawaan billaabi doonaan, howlgallo amni oo laga sameyn doono dhammaan xaafadaha degmooyinka Muqdisho.
Meelaha sida gaar ah loo baari doono ayaa waxaa ka mid ah dhammaan guryaha kuulla caasimadda, si looga hortago Al Shabab. Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdicasis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5
MOGADISHU REPORT.mp3