Somaliland oo soo geba-gebeysay wejigii koowaad ee diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha

Doorashada Somaliland

Somaliland waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay wajigii koowaad ee diiwan galinta codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, iyadoo ay diiwan galintu soo billaabantay 28-kii bishii December ee sanadkii tagay ee 2022-ka.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo soo geba-gebeysay wejigii koowaad ee diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha