Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda iyo rabashadaha ay dadka ku dhinteen ee ka oogan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xiisadda ka taagan Laascaanood