Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska: Haweenka iyo Siyaasadda

Caasha Axmed Cabdalla

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha ay haweenka la kulmaan marka ay raadinayaan xilal siyaasadeed. Waxaa marti ku ah xildhibaan hore Caasha Axmed Cabdalla.

Waxaa soo jeedinaysa Maryan Maxamuud Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska: Haweenka iyo Siyaasadda