Xaafado ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horreysey muddo ka badan 20 sano waxay heleen biyo ay soo gaarsiisey wakaalada biyaha. Arrintan ayaa ka danbeysey ka dib markii wakaalada biyaha ay kaalmo ka heshey heyado caalami ah.
Warbixintan waxaa inoo soo direy wariyaheena Khadar Mohamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Biyaha xaafadaha Hargeisa.mp3