Wararkii u danbeeyey ee Laascaanood oo mar kale ay ka dheceen rabshado uu qof ku dhintay

Laascaanood

Laascaanood

Banaanbaxyo aan badneyn iyo rabshado ay dhowr qof ku dhaawacmeen ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wariyaha VOAda Cabdikariim Olol ayaa warbixintan kooban nooga soo diray wararkii ugu danbeeyey ee xaaladda magaalada ee maanta.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu danbeeyey ee rabshadaha Laascaanood