Roob Xooggan oo ka da'ay gobollada Bari iyo Sanaag

Iyadoo Soomaaliya ay wali ka jirto halis la xiriirta macluul ku dhufata qeyba ka mid ah dalka ka dib abaar ka dhalatay shan xilli roobaad oo roobkii uu baaqday ayaa hadda gobollada qaar waxaa ka bilowday roob lagu diirsaday.

Wararka ka imaanaya gobolka Bari iyo qeybo ka mid ah gobolka Sanaag ayaa sheegaya in roob mahiigaan ah uu halkaasi ka da’ay.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan magaalada Boosaaso inooga soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Roob mahiigaan ah oo ka da'ay Bari iyo Sanaag