Ileyska VOA: Maxay yihiin xanuunada qandhada iyo kor xanuunka ah ee sanad kasta la arko?

Sanad walba waxaa dunida lagu arka xauuno qandho iyo kor xanuun wata oo saameeya ilaa afar bilyan oo qof, sida uu sheegay ururka caafimaadka adduunka ee WHO. Meelaha xanuunadaas lagu arko waxaa ka mid ah Soomaaliya iyo dalalka kale ee Geeska Afrika.

Haddaba maxay yihiin xanuunadaas. Waxaa barnaamijka Ileyska VOA ku faah-faahinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Maxay yihiin xanuunada kor xanuunka iyo qandhada ah ee sanad kasta la arko?