Wareysi: Galmudug oo war kasoo saarta xarigga odayaal la macaamilay Al-shabaab

Odayaasha la xiray

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay qabteen qaar ka mid ah odayaal dhowaan u safray magaalada Xaradheere oo uu ka taliyo ururka Al-Shabaab.

Haddaba, weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa xariggan ka waraystay Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Aadan Gaboobe.

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug oo xirtay Odayaal Al-shabaab la macaamilay.mp3