Laftagareen iyo mucaaradka oo ka hadlay dagaalkii shalay ee Baydhabo     

Cabcasiis Laftagareen

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno ka mid ah mucaaradka kasoo horjeeda ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Baydhaba.

Warbixintan waxaa inoo haya Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Laftagareen oo ka hadlay dagaalkii shalay.mp3