Tababar la xiriira keydinta kalluunka oo ka dhacay Boosaaso

Sawir Wiil Malaay sita

Sawir Wiil Malaay sita

Haween ka kala socday qaar kamid ah deegaannada xeebaha Puntaland ayaa magaalada Boosaaso loogu qabtay tababarro la xiriira keydinta iyo qallajinta kalluunka marka lasoo jillaabo si muddo uu usii yaallo iyadoo loo isticmaalin qaboojiyeyaal.

Warbixin ku saabsan ku saabsan tababarkaasi haweenka loo qabtay waxaa noo soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamaca.

Your browser doesn’t support HTML5

Tababarka Kalluunka Boosaaso.mp3