Wareysi: Fannaanadda Khadiija Foodey oo ka hadashay xaaladdeeda nololeed

Khadiija Foodey

Inkastoo ay jiraan qaxooti badan oo ku nool xeryaha qaxootiyada Kenya kuwaasoo ay taageeraan hay’adaha samafalka iyo kuwa Qaramada Midoobay, haddana waxaa sidoo kale magaalooyinka waaweyn ee Kenya sida Nairobi ku nool qaxooti badan oo Soomaaliyeed kuwaasoo aysan jirin cid taageerta.

Dadka 31-kii sano ee lasoo dhaafay qaxootiga ku ahaa Kenya waxaa kamid ah Fanaanadii Hobbollada Waaberi ee Khadiijo Nuur Foodeey, oo xaaladda nolasha ee qaxootanimo uga warrantay wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Fannaanadda Khadiija Foodey oo ka hadashay xaaladdeeda nololeed