Somaliland oo isku diyaarineysa diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha

Doorashada Somaliland

Hawlaha diyaargarowga diiwan-galinta cod-bixiyeyaasha ayaa ka billaabantay gobollada Somaliland kadib markii ay guddiga doorashooyinku u kala direen goballada agabka diiwan-galinta.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo isku diyaarineysa diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha